Guud ahaan Xaalada magaalada Dhuusamareeb:
Xili Wali la dareemayo culeeska Siyaasadeed ee ka Dhashey Kala fikir Duwanaanta soo kala dhex gashey Madaxda Ahlusunna iyo Raysulwasaare Kheyre ee ku Saleysan Habka Awood Qeybsiga Galmudugta Dhismeysa kaa oo Sababey in ugu Dambeyn Ahlusunna Hakiso Faro_Galinada Amni ee Cusub Ayaa Haatan waxaa Xaalada Soo Dhex_Gashey Beesha Caalamka .
Wakiilo ka Socda Beesha Caalamka ayaa Maanta ka Baaqdey Safar ay ku imaan lahaayeen Magaalada Dhuusamareeb oo Guntiisu aheyd in Ay marqaati ka Noqdaan Heshiiska Dowladu la Gashey Ahlusunna dalabkaa oo ka Yimid Dhanka Madaxda Ahlusunna ayaa Noqonaya mid ay kaga Gudbayaan Shaki ay Ka Qabaan Tilaabooyinka Raysulwasaaruhu Qaadayo oo Walaaca Culumadu ka Qabto uu Yahay in Ugu dambeyn Raysulwasaaruhu ka Baxo Heshiiska maadaama aysan Jirin Cid Aragtay Nuqul ka mid ah Waxa Lagu heshiiyey
Kheyre ayaa Isku Dayaya in uu Siyaasadiisa u Jaheeyo Qaab Si ahaan ka duwan #Jadwalkiisii Hore ee Heshiiska maadaama Xisaabta ka Imaaneysa Dhanka Beelaha iyo Culees Siyaasadeed oo kaga Imaanaya Xubno ka Tirsan saaxiibadiisii siyaasada Galmudug ka caawinayay uu Raysulwasaaraha u sawiray sida ay Noqon doonto Xisaabta Awood Qaybsiga oo Aakhirkii Muujineysa in Dowladu Gali Karto Loolan Doorasho oo Adag kaa oo Dhinaca u Dhigi Kara Rabitaanka Dowlada ee Maamulka ka dhismaya Galmudug.
W/Q: Abdullahi Warsame Rooble

Comments
Post a Comment